@abdule_yo
Stay connected with me on my various platforms! Feel free to explore and follow
My Digital Portfolio
My Digital Portfolio
www.youtube.com
www.youtube.com
Magacaygu waa Abdule Yousuf , Halkan waxaynu kaga hadli doona mawduucyada ku aadan technology-ga iyo wixi la xidhiidha, waxan isku dayi doona inaan kuuguso gudbiyo afkaaga hooyo ee somali-ga ah wixi aan aqoon u leyahay. Barnamijyadena waxaynu u kala qaadi doona , sadex qaybood: - 30 seconds videos amase short videos - Tutorial videos amase videos aynu si faahfahsan wax ugu sharaxi doono - Tech updates amase barnamij aynu kaga hadli doono waxa technology-ga ku cusub Waxan rajaynayaa inaad nagusoo biirto si aad wax badan u faaido , mahadsanid.
Instagram abdule_yo
Instagram abdule_yo
www.linkedin.com
www.linkedin.com
View on mobile